Qeexid

eeg hooji.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoojin oo kali ah:
  • Anna waxaan wacad ku maray inaanan hoojin doonin, hagar daamayn doonin, hantaaqana u gaysan doonin.
  • Cumar Binu Khaddaab (rc) si farxad leh ayuu ugu farxay natiijadii dacwada, wuxuuna yidhi: "waxaa mahad iska leh Allihii aanan hoojin malahayga", ka dibna wuxuu Saciid Binu Caamir u dhiibay 1000 diinar si uu umuurihiisa gaarka ah ugu kaalmaysto.