Qeexid
Waa belo!
Waa belo!
Erey / word
m.l
Qeexid: Dhacdo leh dhibaato lagu hoobto; ba'; belo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Dhacdo dhibaato lagu hoobto leh la kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-gayaal, m.l/dh) Qof dad kale ka hoos shaqeeya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
e.d
Qeexid: ld haadey.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hoog2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg hogee. ld hogeys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld hogeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Cid wax loo soo taagay ama la siiyey qaadasho.
Qeexid Xigta: H.!: qabo!, qaado!
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Siinta cid wax la siiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -ooyay, -oysay
Qeexid: Xoolo, dad iwm habeen meel bariisiin.
Qeexid Xigta: Xoolo, dad iwm hoy gelin.
Qeexid Kale: Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan siin. ld hoy2, hoyi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax hog ku bislaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hogeysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Madaxa iyo gacmaha hoos u laallaadin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hogeysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Wax har u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhibco biyo ah oo meel ka soo dhacaya.
Qeexid Xigta: Illin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (kiim.) Wejiga maatarka ee saxarrada walaxdu ay ka koobantahay isugu dabranyihiin si debecsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nooc geela ka mid ah, caano badan, adkaysi yar, dhogor yar, bar gaaban.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Roob di'id.
Qeexid Xigta: Dhibco biyo ah meel ka soo dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nan, m.l) Aalad ku rakiban gaadiidka (baabuurta, tareenka, iwm) oo la dhawaajiyo markii wax loo digayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]