Qeexid

"Madaxa iyo gacmaha hoos u laallaadin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoogaami oo kali ah:
  • Intaas kadibna waxa uu ku biiray ciidamada qaranka ee kamandowsta oo uu ka gadhay kornayl isaga oo ahaa tababaraha saraakhiisa Mujaahid Ibrahim Jamac alleh ha u naxariistee waxa uu ahaa nin ku caan baxay geesinimo, hoogaamin iyo hal adayg.
  • Mujaahid Ibrahim Jamac alleh ha u naxariistee waxa uu ahaa nin ku caan baxay geesinimo, hoogaamin iyo hal adayg.