Qeexid

"Meel taag ah ka daaddegid."

Qeexid Xigta

Nafley le'asho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoobo oo kali ah:
  • Geeraar aan dhoobo walaaqay, dhab-dhaboon isu geeyey, marna dhiidhi ku tuuray, haddana aan dhal-dhalaashey, dhuftay oo iga yaacay, haddana aan dhabac gaaday, isaga oo dhukusaaya, dhabarkaa xun halleelay, dhadhankiisa macaan, car ma kaa dhergiyaa.
  • Waxa la marayaa heer aflagaado iyo xaqiraad lagu dhoobo intii ugu mudnayd halkankii dhawaa een weli midhihiisa la goosan, waa kii SNM, markaas yaa xusuusan kara raggii lixdanka soo halgamay.