Qeexid

"(-yayaal, m.l/dh) Qori boobe culus ah, lugo lagu istaajiyo leh oo xabbado badani ka dhacaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoobiye oo kali ah:
  • Saacado ka dib markii wefdiga Midowga Yurub ay ka baxeen Muqdisho, mallayshiyada ayaa hoobiye la beegsatay guriga madaxweynaha iyo goobta shirka lagu qabanayo oo loo baqayo, halkaasoo shaqaaluhu ay hagaajinayaan ruufka, oo gelinayaan daaqado cusub.
  • Hoobiye-yaal lagu weeraray Baydhabo Hal qof ayaa ku dhintay 10-kalena way ku dhaawacmeen weerar madaafiic ah oo lagu qaaday saldhiga ay ciidamada Ethiopia ku leeyihiin duleedka Baydhabo, waxaana weerarkaas sheegtay ururka hubeysan ee Al-shabaab.