Qeexid
(riw.) Qof heesaa ah ama jila riwaayadaha.
Qeexid Kale
Shaydaanka ugu weyn cayaaraha la tunto. ld hobol.
Qeexid Xigta
Qof dheela ciyaaraha.
(riw.) Qof heesaa ah ama jila riwaayadaha.
Shaydaanka ugu weyn cayaaraha la tunto. ld hobol.
Qof dheela ciyaaraha.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld hooyaale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Haweeney u go'day fanka iyo suugaanta; fannaanad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Meel degaandeg ah.
Qeexid Xigta: ld hoobasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Miro aad u bislaaday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hooyaale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hoobo. ld hoobad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ka h.: wax meel ka soo daadin.
Qeexid Xigta: Nafley layn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Meel taag ah ka daaddegid.
Qeexid Xigta: Nafley le'asho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld hooyaalee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hoobsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hoobi. ld hoobis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Weel buuxdhaafay si uusan u daadan in ka cabid.
Qeexid Xigta: Wax meel ka daadasho.
Qeexid Kale: Miro xaabsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hoobin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld hooyaalayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: Cid wax loo soo taagay ama la siiyey qaadasho.
Qeexid Xigta: H.!: qabo!, qaado!
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Siinta cid wax la siiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -ooyay, -oysay
Qeexid: Xoolo, dad iwm habeen meel bariisiin.
Qeexid Xigta: Xoolo, dad iwm hoy gelin.
Qeexid Kale: Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan siin. ld hoy2, hoyi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-yayaal, m.l/dh) Qori boobe culus ah, lugo lagu istaajiyo leh oo xabbado badani ka dhacaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Weel buux-dhaafay si uusan u daadan wax qof ka cabsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hoobsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]