Qeexid

"(-dyo, m.dh) Meel degaandeg ah."

Qeexid Xigta

ld hoobasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoobad oo kali ah:
  • Welina Berbera may soo marin maanta ka hor roobab da’a oo laba maalmood gudahood qashinki, biyihii iyo dhoobadiiba lagaga nadiifiyey, iyadoo hadda ka hor roobabka da’ magaalada ay dhibaato ka dhallan jirtay.”
  • Marka aan farshaxanka dhoobada ka shaqeeyo, waxan ku dhawaadaa inaan iloobo xanuunkayga," ayay tidhi Mina.