Qeexid

"Siinta cid wax la siiyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoo oo kali ah:
  • Waxa kale oo uu Madaxweynuhu yidhi "Waxaanu mar walba diyaar u nahay in aanu kala shaqayno Guddida Doorashooyinka, Hay’adda Interpeace iyo Asxaabta Qarankaba sidii ay dalka uga qabsoomi lahaayeen doorashooyinku".
  • .Been abuurku waa arin aad u xun, qofka muslimka ah oo la ceebeeyaana nusuus adag ayaaba ka taalla. waana midaa ku dhacday raggii isku dayay in ay sheekha been la dhoodhoobay dusha ka saaraan.