Qeexid

Wax tijaabin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga holli oo kali ah:
  • Waxaan hollinayay xaggeeda, markaasaan is lahaa haf ma siisaa, haddana waan hinqanayay; Waxay hiyiga ku haysay inay hab ku soo tidhaa laabtayda, haddana waa hibanaysay.
  • Is nabdaadin ka dib buug gacantayda bidix ku jiray ayay soo wada holliyeen, markii aan u sheegay qolada buuggu yahay( Inuu Soomaali yahay).