Qeexid

"Dab holac ka keenid."

Qeexid Xigta

Wax gubid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga holci oo kali ah:
  • Yaa u maqan masaajidka holciyo mowlacyada diinta?
  • Hayeeshee dab dhimbilihiisu ay nool yihiin in mar labaad ama siddexaad ama boqolaad uu holci doono la yaab ma’ahan.