Qeexid
Kabdaha nooc ka mid ah.
Kabdaha nooc ka mid ah.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Geed aan qodax lahayn oo miro la cuno oo macaan bixiya una eg gomoshaaga.
Qeexid Xigta: (w) Miraha geedkaas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
e.d
Qeexid: Erey yaabka iyo baqdinta iyo xanuunku ay dadka ka soo saaraan; hoyey!, caku!, hah!.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhul boor ah oo ay ku badantahay sarmaanta iyo qansaxa.
Qeexid Xigta: H. ah: meel cidla ciirsila' ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) ld hoobal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh (-byo, m.dh) Dhul hooseeya oo dhir badan leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-bo, m.l) Xuub yar, khafiif ah oo ka kaca jirka dadka markuu basaaso ama uu la kulmo cimilo uusan u baran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]