Qeexid
Erey yaabka iyo baqdinta iyo xanuunku ay dadka ka soo saaraan; hoyey!, caku!, hah!.
Erey yaabka iyo baqdinta iyo xanuunku ay dadka ka soo saaraan; hoyey!, caku!, hah!.
Erey / word
m.l
Qeexid: Kabdaha nooc ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Geed aan qodax lahayn oo miro la cuno oo macaan bixiya una eg gomoshaaga.
Qeexid Xigta: (w) Miraha geedkaas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Meel hoos u qodan; god.
Qeexid Xigta: God deb lagu shido oo hilib lagu dubo.
Qeexid Kale: God daawo ku jirto oo ariga ama lo'da lagu dhayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -olay, -oshay
Qeexid: Wax isku dayid; tijaabin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Siinta cid wax la siiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: Cid wax loo soo taagay ama la siiyey qaadasho.
Qeexid Xigta: H.!: qabo!, qaado!
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Had la soo dhaafay; hore ah.
Qeexid Xigta: Dhanka loo jeedo.
Qeexid Kale: (fk) horta: marka hore, calaakullixaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld horee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (hooyo m.l) Meel la deggan yahay oo dad ku noolyahay; guri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -yay, -ysay
Qeexid: ld hoo3.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Meel taag hoostiis ah, godan oo biyo fariisin leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -ooyay, -oysay
Qeexid: Xoolo, dad iwm habeen meel bariisiin.
Qeexid Xigta: Xoolo, dad iwm hoy gelin.
Qeexid Kale: Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan siin. ld hoy2, hoyi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Qof dagid; khatalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]