Qeexid
Daruur.
Qeexid Xigta
Sayn roob ah oo meel ka curtay.
Daruur.
Sayn roob ah oo meel ka curtay.
magac / noun
Dheddig / feminine
urur / collective
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Roobka ugu horreeya ee xilliga guga ama dayrta kulaylka ka dhasha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -gtay, -gatay
Qeexid: Nafley meel is tubid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-gfo, m.l) Iin luguhu la qalloocdaan oo ay isku soo jeestaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh (-byo, m.dh) Dhul hooseeya oo dhir badan leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Meel roob ka da'ay u guurid; roobraac. ld hogocraac.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax isku laabid.
Qeexid Xigta: Arrin go'aan ka gaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -olay, -oshay
Qeexid: Wax isku dayid; tijaabin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Meel hoos u qodan; god.
Qeexid Xigta: God deb lagu shido oo hilib lagu dubo.
Qeexid Kale: God daawo ku jirto oo ariga ama lo'da lagu dhayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hogoggoli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg hogolraac. ld hogocraacid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -olay, -oshay
Qeexid: Wax xoqid.
Qeexid Xigta: Timo, dhogor iwm hoobin.
Qeexid Kale: Wax dub ka qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Wax dhul ku fidsasho si loogu seexdo ama loogu fariisto.
Qeexid Xigta: Sariir firaashid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: ld hogolraac.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: Hilib hog ku bislayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -baday, -batay
Qeexid: U h.: wax samayntooda isku deyid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) ld hoobal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld hogasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Wax kasta oo dhul la dhigto si loogu seexdo ama loogu fariisto.
Qeexid Xigta: Shir yar oo dad is-rabaa arrin kaga xaajoodaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg hogoraac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Gaashiyo banbannaan oo timihii ama dhogortii ka rifmeen oo ku yaal maqaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]