Qeexid

/dh (-byo, m.dh) Dhul hooseeya oo dhir badan leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hogob oo kali ah:
  • Maalintii waa ii hawl, waa ii hiigsi, waa ii haraad; habeenkiina waa ii haasaawe, waa ii hir doogle, waa ii hogob caleenle.
  • Maalintii waa ii hawl, waa ii hiigsi, waa ii haraad; habeenkiina waa ii haasaawe, waa ii hir doogle, waa ii hogob caleenle.