Qeexid

"(-amay, -antay; -ami) Wax arrin, xeer iwm oggol noqosho (qof)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoggaansan oo kali ah:
  • Gebogebadiina waxaa lagama maarmaan ah in laga soo wada baxo xilka ina saaran madax iyo shicib-ba si loo helo madax toosan iyo shicib u hoggaansan.
  • Xubnaha Maxkamadda Sare cabsi kama qabaan in Barlamaanka ama Xukuumadda ay ka qaadaan xilalkooda, taas ayaana ka dhigeysa hay’ad madaxbannaan oo dhexdhexaad ah, go’aanka ay gaaraana cid walba ayaa u hoggaansanto.