Qeexid

"Xarigga awrta la rarto luqunta iyo madaxa lagaga xiro oo lagu wado."

Qeexid Kale

Qof howl wadeen ah.

Qeexid Xigta

Maamul sare ee hay'ad dowladeed u qaabilsan arrimo gaar ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoggaan oo kali ah:
  • Sanooyinkii la soo dhaafay ma dhicin in Soomaaliya ay yeelatay hoggaan heerkooda aqooneed sidaan u sareeya.
  • Tiradan badan ee hoggaan-dhaqameedyada ah ee mucaaridka gacantooda gashay waxay u sahashay inay yeeshaan miisaan la mida ah Somaliland Md.