Qeexid

"ld hoggaanshe. Qof dad hor kaca."

Qeexid Xigta

Qof wax maamula.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoggaamiye oo kali ah:
  • Madaxweyne Faroole waa hoggaamiye hankiisa wax qabad ku sargooyey howlaha murugsan ee horyaalla maammulkiisa.
  • Cajaladan oo maqal ahayd ayaa lagu sheegay in Xarrakatul Shabaab uu hoggaamiye u yahay Sheekh Mukhtaar Abuu-Zubeyr, kaasoo xiriir toos ah la leh hoggaamiyaha Al-Qaacida Sheekh Osma Bin Laden.