Qeexid

"ld hoggaamin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoggaamis oo kali ah:
  • Ronaldo ayaa goolka u dhaliyay Real Madrid, kaas oo ay ku hoggaamisay ciyaarta daqiiqaddii 57aad, laakiin 11 daqiiqadood kadib ayuu Asier Del Horno uu goolkii barbaraha u dhaliyay kooxda Athletico Bilbbao, halkaas oo ay barbaro ku dhammaatay ciyaartaasi.
  • Waa tan hoggaamisa inta badan sarrifka lacagaha qalaad.