Qeexid

"eeg hoggaami. ld hoggaamis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoggaamin oo kali ah:
  • Arrintaas oo markii dambe laba garab u kala qaybisya Golihii Wakiillada ee waqtigaas una kala jabay garab mucaarid ah oo uu hoggaaminaye ka noqday Md.
  • Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo Caawa dalka jabuuti uga qeybgelaya Munaasabada 27-ka Juune Dowlada Jabuuti oo caawa u dabaal degasa 34guuradiii ka soo wareegtay markii ay xorriyadda ka qaateen dalka Faransiiska.