Qeexid

Hilib hog ku bislayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hogee oo kali ah:
  • Meesha la yidhaahdo Xamarta-hogeed waxay qiyaas ilaa 55 KM ah dhinaca waqooyi-bari ka xigtaa magaalada Gebilay, waxayna hore uga tirsanaan jirtay degmada Gebilay, laakiin sannadkii 1984-kii ayaa la hoos-geeyey degmada Baki ee gobolka Awdal.
  • Ka dibna waa la hogeeyaa.