Qeexid
Lahaanshada hanti badan la yeesho. ld hodannimo.
Lahaanshada hanti badan la yeesho. ld hodannimo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l.kh
Qeexid: (-nno, m.dh) H. ah: qof hanti badan leh. ld hodon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Qof hanti badan leh noqosho.
Qeexid Xigta: Wax la dagay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qof dumar ah oo wax dhashay.
Qeexid Xigta: Erey gacalo.
Qeexid Kale: U.j: hooyoy! 4. U.j: wiilkaygiyow!; gabadhaydiyey!
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.w
Qeexid: eeg hoy.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Qof hanti leh noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld hodannimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -yday, -yatay
Qeexid: Habeen meel ku baryid. ld hoyaatin2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Hodan ahaansho. ld hodantinnimo, hodantooyo, hodontin nimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -yaday, -yatay
Qeexid: Cid haybteeda weyddiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hodanow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]