Qeexid
Welwel iyo degganaan la'aan ku dhasha qof niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac1, niyadkac1, niyakac1.
Welwel iyo degganaan la'aan ku dhasha qof niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac1, niyadkac1, niyakac1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -kici) Welwel iyo degganaan la'aan dareemid, wax niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac2, niyadkac2, niyakac2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Laab; kal; qalbi; niyad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Duud dhagax ah, is haysta oo ku dhereran xeebaha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld hawakicid, niyadkicid, niyakicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Kasha waxyaalo saldhig iyo xasilloonaan u diida, ku soo rida; hiyiga waala oo kiciya.
Qeexid Xigta: ld hirimmaale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]