Qeexid

"Laab; kal; qalbi; niyad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hiyi oo kali ah:
  • Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiyi doona dalka Turkiga Mudane Maxamed Mursal Sh.
  • Maxaase inaga hortaagan inaynu hankeena iyo himilada mustaqbalkeena ku hagno hiyi toosan oo horumar nafaheena iyo dalkeenaba u horseeda.