Qeexid

"(-do, m.l) Xiisaynta wax si gaar ah loo xiiseeyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hiwaayad oo kali ah:
  • Laakiin ma garanayo markii aan ogaaday in aan hiwaayadan leeyahay, waxaan u dayn doonaa in ay dadka kale ka hadlaan.
  • S: Wakhtigii aad Qurba-jooga ahayd haddii aynu u soo noqono, wax ma nooga sheegi kartaa sidii aad uga qayb-qaadan jirtay ama aad u sii wadatay hiwaayadaada ciyaaraha?