Qeexid

"Cid ka aargudasho."

Qeexid Xigta

Qof ceeb ka rogid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hitee oo kali ah:
  • Markiiba saddex dhaadheer ayay xaabo ku shiteen oo ay saareen Qamandi sidiisii ah oo aan saxar laga goyn.
  • Isaga oo iska fikiraya ayay qaar raadiyow ka ag shiteen, kuye waaba Raadiyow Muqdisho oo warramaya.