Qeexid

"Biyo weel ka buuxsasho."

Qeexid Xigta

Cunto ama biyo si aad ah uga dhergid. ld harqo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hirqo oo kali ah:
  • Waxa mudan in la tilmaamo shirqool caan noqday oo ahaa qoraal been abuur ah oo ay sameeyeen karaanigii xafiiska Faarax Oomaar iyo rag kale oo ka mid ahaa madaxdii Soomaalida ee ciidamada Ingiriska la shaqaynaysay sannadkii 1911.
  • Faarax oo fahmay shirqoolkaa aamusiinta ah ayaa doorbiday inuu ka shaqeeyo xafiiska dacwadaha si uu ula socdo xadgudubayada dadkiisa lagu hayo.