Qeexid

"ld hirqasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hirqad oo kali ah:
  • Hargaysa, maxaan jeclaan lahaa in degmo kasta oo kaa midi maktabad wax akhris yeelato, si ay barbaarta iyo bulshadaaduba uga hirqadaan miidda iyo malabka maskaxuhu soo dihanayaan.
  • Anniga oo yaabban ayay igu tidhi: Isbedelka iga muuqda waxa u sabab ah waddaniyadda aan ka hirqaday ee dhiigayga iyo dhuuxayga sidaa u dhex qul ulaysa.