Qeexid

"Hawl, shaqo iwm sidii loogu talaggalay u fulin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hirgeli oo kali ah:
  • . Xukuumaddu Xeerarka looga bahanyahay in heshiiskan lagu hirgeliyo waa in ay soo bandhigtaa iyadoo tixgelinayasa aaraa’da xisbiyadda, dhanqangelineysana nuxurka iyo ujeedooyinka heshiiska.
  • Qorista Af Soomalaiga iyo guntii kale ee laga lahaa howsha gudiga ma hirgeliin labada jeerba.