Qeexid

"(-alay, -ashay; -geli) Hawl, shaqo iwm sidii loogu talaggalay u fulid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hirgal oo kali ah:
  • In xukuumadda dalkaas dhammaan geyigeeda, dhulkeda, badaheeda si dhab ah gacanta ugu jiraan maamulkeeda, sharcigeeda iyo qawaaniinteeduna ka hirgalaan.
  • Hadii la doorto, wuxuu balanqaaday inuu xooga saaraayo amniga iyo hirgalinta Dastuur cusub kasoo ansixintiisa u baahan afti shacab.