Qeexid

"Dhaqdhaqaaq biyaha baddu sameeyaan o heerkoodu kor iyo hoos ugu kaco."

Qeexid Kale

Mowjadaha hawada ee baahiya codadka iyo muuqaallada; mowjad.

Qeexid Xigta

Muuqaal fog ee caad, bad, buuro iwm ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hir oo kali ah:
  • Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur), ayaa shir-jaraa’id oo uu shalay ku qabtay magaalada Muqdisho waxa uu kaga hadlay dagaallada maalmihii u dambeeya ka dhacay gobollada Hiiraan, Galgaduud iyo Banaadir.
  • Shalay ayay aheyd markii uu dib ugu soo laabtay Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Jimcihii lasoo dhaafay dalka Itoobiya uga qaybgalay shirkii madaxda IGAD.