Qeexid
Qof hinnig ahaansho.
[-naa, -nayd]
hinnigsanaa
hinnigsanayd
f.mg1Qof hinnig ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg hinnigsan. ld hinnigsaanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: H. ah: qof gaaban, caato ah oo tabardaran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld hinnigsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.l/dh) Meel dhirtu ku badantahay; jiq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Maro, raar iwm wax dusha laga saaray ahaansho. ld hugan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]