Qeexid

eeg hinji. ld hinjis.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hinjin oo kali ah:
  • Dagaal oogayaasha dalka Maraykanka, ayaa isla jiidhay amaro kala kaan ah oo laga kala sheegay dagaalka waanu hakinay iyo waanu hinjinayba.
  • Waa qodobkii Maxamed Siyaad Barre ka diiday kooxdii loo bixiyay Manifesto; malaha waxa habboon in meesha dhaliishu taallo tooshka lagu ifiyo intaan loo hinjin dhinac kale.