Qeexid

"Neef si xoog leh dhuunta dadka u soo marta oo qaarka sare dhaqaajisa. ld higgo1, hungo (2)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hingo oo kali ah:
  • DIIRIYE HINGOI:Ma kuu dhabba, cid-bba kama maqna!
  • Wuxuu Diiriye Hingo sheeda ka aqooday Sahal oo aysan muddo dheer is arag iyo Timiro oo ay laba bilood is-mooganyihiin.