Qeexid

ld hindise.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hindiso oo kali ah:
  • Runtii wuu yaabay oo wuu u qaadan waayey markii aan sidaa ku idhi, balse waan ku guulaystay, waanan sii wadi doonaa hadafkayga ah inaan wax cusub hindiso.”
  • Cilmi wuxuu leeyhay markaan arimahaa qaadaa dhigayo een ka hindisoonayo dadku waxay moodaan inaan waalanahay oo maryihii dhigay.