Qeexid

"Wax cusub."

Qeexid Xigta

Himilo. ld hindiso.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hindise oo kali ah:
  • Gaarriye waxa uu ka cabanayey nin Carraale la yidhaahdo oo iska sheegtay; hindise iyo halabuur uu Gaarriye gaar u lahaa.
  • Saa darteed kaadiriintu waxay hindiseen in la abuuro wax la yiraahdo: Inta xusuusata ama nasiibka u lahayd iney joogeen wakhtigaa, way garan karaan waxa ay guulwadaashu u taagnayeen ama matalayeen.