Qeexid

Abuuridda wax aan hore u jirin oo cusub la abuuro. ld hindisid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hindisaad oo kali ah:
  • Isla hawlgalka aan maalinwalba isla hawlgaleyno dadka ayaa gacan naga siineysa in aan labada dhinac (anaga iyodadkuba) is fahamno, isulana hawlgalno si wada jir, hindisaad iyo waxtar lehba, xilligaan muhiimka ah ee ka mid ah ee geeddi socodka nabadda.