Qeexid

"Hindhiso sii dayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hindhis oo kali ah:
  • Cirkaa mid laga soo hindhisay buu noqday.
  • Cudurka jadeecada waxa lagu kala qaadaa taabashada, qufaca iyo hindhisada.