Qeexid

Cid masayr ku abuurid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hinaasi oo kali ah:
  • Haseyeeshee, haddii gabadhu kuu sheegato inaanay hinaasiyad ahayn waxa ku duugan inay aad u hinaase badan tahay, sababtoo ah dumarku ma jecla in la ogaado heerka hinaasahoodu gaadhsiisan yahay.
  • Dhinaasi, halgan siyaasadeed iyo wel-wel kama muuqdo, waxa goobta ka taagan oo reer miyigu isku heysta Daaq iyo Baad.