Qeexid

"Masayr. ld hinaaso."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hinaas oo kali ah:
  • Ooridiisii waynayd inkasta oo ay ka masayrtay guurkiisa cusub, haddana hinaasaheedu ma gaadhin heer ay ku dalbato furniin.
  • Haseyeeshee, haddii gabadhu kuu sheegato inaanay hinaasiyad ahayn waxa ku duugan inay aad u hinaase badan tahay, sababtoo ah dumarku ma jecla in la ogaado heerka hinaasahoodu gaadhsiisan yahay.