Qeexid

"Hawo; riyo."

Qeexid Xigta

Himmad galmo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga himilo oo kali ah:
  • Hareermarka sharciga wuxuu kaloo sababay shaki ku yimid himilooyinkii loo abuuray Puntland ka dib nidaamkii dowliga oo ku koobmay magaalooyinka dhaca laamiga dheer.
  • Madaxweynaha qowjada ahi waa nin leh howl-gudasho uu ku gaaro himilooyinka umadiisa.