Qeexid
Qof gaashaanqaad ah.
Qof gaashaanqaad ah.
magac / noun
Lab / masculine
m.f.dh
Qeexid: eeg himilee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Laamo la isku xirey oo wax lagu dhiso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hawo; riyo.
Qeexid Xigta: Himmad galmo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Wax aan tiradoodu sugnayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Wax cabbirkooda ama qiyaastooda raadin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: H. ah: qof filka mas'uu-liyad lagu hanan karo gaaray; tabargal.
Qeexid Xigta: Diric, geesi.
Qeexid Kale: ld hanaqaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Qof fil uu mas'uuliyad ku hana karo gaari; tabargalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Bushimo, baalasha, indha-ha, iwm oo isku dhegganaa oo la kala fogeeyo.
Qeexid Xigta: ld kalaqaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax isku jirey kala soocid.
Qeexid Xigta: Af, indho iwm kala furid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax calalin; raamsi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Shimbir ay gallayrka isku bah yihiin kana yara weyn oo waxaraha yar-yar cuna; baqalyo.
Qeexid Xigta: N. ah: dayax afar iyo tobnaad ah oo aad u iftiin badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld calaaqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Geed-mirood, miro macaan, laf adag, oo fandhaallada, dhurayaasha iwm laga qoro. ld hamir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Iftiinka liciifka ah ee qorrax soo baxa iyo qorrax dhaca.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]