Qeexid

ld himbiriirsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga himbiriirsi oo kali ah:
  • Sidaasi waxa kuu caddaynaysa maahmaahda tidhaa ‘Hun-nuuhunnuu hadal maaha, himbiriirsina wax arag maaha.’
  • Markaan 500 tallaabo u jiro ayaan arkay hummaagga dad tiradooda aanan wakhtigaa sixi karin, balse himbiriirsi ahaan faro badan.