Qeexid

Biro sida faraatiga u galgaloolan oo daahyada iyo qoriga lagu xirayo isku haya.

Qeexid Kale

Fadhi dad badan si wareeg ah u fadhiyaan. 4. Summad xoolaha lagu dhigo.

Qeexid Xigta

Dhegaha dumarku ay qaataan middood.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine