Qeexid

"ld halmaansii."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hilmaansii oo kali ah:
  • Waa dareen macaan oo ku hilmaansiinaya dawga qodxaha leh ee aad dul socoto iyo duruufaha nololeed ee kugu xeeran.
  • Heesaha waddaniga ah ee codadka hallaasiga ah lagu ladhay baa dadka qaadaa dhigayay oo hilmaansiinayay meel ay joogaanba.