Qeexid

"(-cyo, m.dh) Iftiin xoog leh oo daruuraha isku dhaca ay bixiyaan waqtiga roobka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hillaac oo kali ah:
  • Waxa warka ka dhex hillaacaya cadho, xanaaq iyo aflagaaddo dhinac abbaaraysa.
  • Hadalkaasi si weyn ii ma gelin oo Cadantii aan ka tagey iyadoo cammiran ayaa ii hillaacaysa.