Qeexid

"ld hullaabid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hillaab oo kali ah:
  • Sheekadu waxa ay ka kooban tahay guud ahaan laba unug oo waaweyn oo midina colaad, hanfi, kulayl, dhac, boob & xatooyo hillaaban tahay, tan labaadna ay barwaaqo, kalgacal, nabad, baraare & beerlul cishqi ku xiddeysan tahay.
  • Dagaalkan oo ahaa mid xoogan ayaa saakay qaraxay, kadib markii ciidanka Ethiopia ay weerar gaadmo ah ku qaadeen tuulo lagu magacaabo Jeed oo ka tirsan Gobolka Shillaabo ee dalka Ethiopia, waxaana dagaalka loo adeegsaday hub kala duwan.