Qeexid

"(-immo/-nno, m.dh) Waddo ay samaysay cagta dadka ama xoolaha."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hilin oo kali ah:
  • SL., waaxda cashuuraha beriga oo loo qoondeeyey inay ka soo xerooto 9 bilyan oo shilin, wasaaradda duulista hawada oo loo qoondeeyey 3,160,000,000 Sh.
  • Sarkaal ka tirsan Wasaarada Maaliyada oo la hadley GO ayaa sheegey in DFKMG ah ku khaldan tahay in dadkaan deymanka ay ku lahaayeen u siiso lacagtaan Shilin Somaliga ah tasoo horey dowladda Puntland u diidey iney ka shaqeyso deganaooda.