Qeexid

"Wax hil lagu xiray ahaansho (weel)."

Qeexid Xigta

Wax tankiisu u dhanyahay oo aan wax kale qaadi karin ahaansho (gaadiid).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hilan oo kali ah:
  • "Xukuumada Sharma'rake waxay ku fashilantay inay howlihii loo idmaday wax ka qabato, waana taas sababta aan ku mucaaradayno" ayuu yiri Xildhibaan Max'ed Xuseen Afaraale oo saxaafada u aqriyay warkii kasoo baxay kulankooda.
  • Xiddig, ayaa sheegay in xukuumada uu ka tirsan yahay ay ku fashilan tahay inay wax ka qabto xaalada dalka uu ku sugan yahay, gaar ahaan amaanka iyo dib u heshiisiinta, isagoo sheegay in looga baahan yahay Sharma'arke inuu guuldarada qirto.