Qeexid

"Wax aan tiradoodu sugnayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hilaad oo kali ah:
  • Wuxuu jananka Uganda ee Muqdisho isagoo jooga u waramay wargeyska New Vision isagoo sheegay in aanay isbitaalladii shaqeynin, tas-hilaadkii asaasiga ahaana aanay jirin.
  • Kismaayo: Qorshihii Xildhibaan Barre Hiiraale u tagay Kismaayo oo fashilaad ku imaanayo.