Qeexid
ld higgaadi.
[-iyay, -isay]
f.g2ld higgaadi.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: ld higgaadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld higgaadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld higgaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: Wax qiyaastooda malayn.
Qeexid Xigta: Wax odorosid (roob).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld higgaadi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xuruufta erey ka koobanyahay qorid ama ku dhawaaqid. ld hikaadi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dareere kelyuhu dhiigga ka soo miiraan oo isugu soo urura kaadihaysta kana soo gudba dhuunta kaadimareenka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (baay.) Dareere biyo ah oo ay sameeyaan organnada qashinsaarka ee xayawaanku, si ay ugu saaraan qashinka ka soo hadha dheefsashada. Xayawaanka sare, kaadida waxa soo saara kelyaha, waxa lagu keydiyaa kaadi haysta, waxaana laga qashinsaaraa kaadimareenka ama koloykaha. Marka laga reebo biyaha, waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay kaadidu ka koobantahay waxa ka mid ah: maxsuulka dheefsashada naytroojiin oo ah yuuriyo, amuuniya, asiidha yuurik iyo kiritaniin iyo ayoonno aan orgaanik ahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Badar la tumay buunshe ka saarid.
Qeexid Xigta: Haad cayrin.
Qeexid Kale: Diyaarad kicin. 4. Gacan h.: gacan ruxid oo salaan ama baaq looga golleyahay. ld haati.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: U k.: hawl, arrin iwm oo la fulin lahaa in yar dib u dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: kaadi dhiigow m.l Kaadida oo dhiig soo raaco.
f.mg1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Kaadi sii deyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xoolo, dad iwm waqti galab ah hoy u kaxayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Hal irmaan horaad ka marid, ama ka lisid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld rakaad2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld hilaadiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld hilaadiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley harraad badid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geed quwaax xabag udgoon oo laga ganacsado leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Qeexid: ld aaddi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]